Ku Saabsan Sahal
Baro wax badan oo ku saabsan suuqan onlinka ah, adeegyadayada, iyo sida aanu u caawino dadka in ay sifudud u iibiyaan, iibsadaan, ama kireeyaan sifudud iyo meelkasta aad joogtid sida guri, shaqo ama wada lamaraayo
Sahal waa suuq online oo maxali ah loona sameeyey si sahlan inuu kuuga fududeeyo iibsashada, iibinta, iyo kiradda — baabuurta, guryaha, dhulka, iyo alaabaha kale.
Waxa Aan Bixino
Barnaamijkeennu wuxuu dadka iskugu xidaa si fudud oo la aaminsan yahay. Waxaad ka baadhi kartaa xayeysiisyada, gelin kartaa xayeysiiskaaga, oo heli kartaa wax kasta — baahiyaha yaryar ilaa maalgelinta waaweyn sida gawaari iyo hantida kaleba.
Hadafka Aanu Leenahay
Waxaan doonayaa in aanu fududeyno anagoo kaashanayna khibradda aanu suuqa onlinka uleenahay in aanu ka caawino isticmaaleyaasha in ay si dhaqso ah oo amaan ah iskuxidhno bulshada sifududna wax ukalaiibsadaan. Sahal waxuu kuusoorta gelinayaa inaad si fudud, amaan leh, aad u iibinkaro ama u iibsankarto sitoosa afkaaga hooyana kulaxidhiidhi kartid macmiishoodhan
Taageero & Xiriir
Waxaad nala xiriiri kartaa goor kasta hadaad u baahantahay caawimad, su'aalo qabtid, ama taageero u baahantahay si aad u isticmaasho Webkan ama wixi kale ee nagusaabsan anaga.
Masuuliyad
Sahal wuxuu bixiyey barnaamij ay isticmaaleyaashu ama bulshadu iskuguxidhmaan. Mas'uul kamanoqono heshiisyada dhexmara macaamiisha, ama natiijooyinka kadhasha iibiyeyaasha iyo iibsadeyaasha. Had iyo jeer hubso oo sinadiifa ula xiriir macmiilka kale, raac xeerarka, oo raac talooyinkayaga xaga amaanka ah marka aad iibinayso, iibsanayso, ama kiraynayso.
Markaad isticmaasho Sahal, waxaad ogolaanaysaa inaad raacdo tilmaamaha barnaamijkeenna oo aad ixtiraami doonto macaamiisha kale. Waxaanu si joogto ah u shaqeynaa 24/7 si u webku amaan u noqdo oo faa'iido leh.
