Soo dhawoow, Marti
Legal

Shuruudaha & Xaaladaha

Shuruudahani waxay sharaxaan sida Sahal u shaqeeyo, waxa aad ka filayso barnaamijka, iyo masuuliyaadaha isticmaaleyaasha.

1. Isticmaalka Barnaamijka2. Masuuliyadda Isticmaalaha3. Xayeysiisyada iyo Macaamiilada4. Xeerka xadgudubka5. Isbedelada Shuruuda
01

Isticmaalka Barnaamijka

Sahal wuxuu bixiyaa barnaamij ay macaamiishu sifudud oo amaanah u wada xidhiidhaan kala adeegtaan , si live ah ama ama iimayl ahaan ama telifoonba. Adiga ayaa masuul ka ah macluumaadka aad gudbiso.

02

Masuuliyadda Isticmaalaha

Waxaad ogolaanaysaa inaad barnaamijka si nadiif ah u isticmaasho, ka fogaatid wixii khiyaano ah, oo si xushmad leh ula xiriirto isticmaaleyaasha kale.

03

Xayeysiisyada iyo Macaamiilada

Sahal kuma luglaha wixii macaamiilada u dhexeeya ama isticmaaleyaasha. Had iyo jeer si taxadar leh hubso faahfaahinta alaabtaad rabtid inaad hesho intaadan heshiis ama lacag bixin.

04

Xeerka xadgudubka

Waanu ka xidhaynaa akoonka waxii ku xadgudba xeerarkayaga, sida been abuurga, ama wixii kale ee waxyeelo gaadhsiinaya bulshadda.

05

Isbedelada Shuruuda

Waanu cusboonaysiinaa shuruudahan si joogta ah waqti kadib ama hadii sookordhaan wax kasuubsan. Isticmaalka joogtada ah ee barnaamijka macnaheedu waa inaad aqbashay shuruudaha cusboonaysiinta.

Markaad isticmaasho Sahal, waxaad ogolaanaysaa inaad raacdo Shuruudahan & Xeerarkan.