Soo dhawoow, Marti
Privacy & Data

Xeerka Asturnaanta

Waxaan sicad usharaxnaa xogta aan ururinno, sida aan u isticmaalno, iyo sida aan ku ilaalino macluumaadkaaga markaad isticmaasho Sahal.

Asturnaanta ayaanu qiimeynaa waxaanan u heelanahay ilaalinta macluumaadkaaga shakhsiga ah.

Macluumaadka Aan Ururino

  • Magaca, iimaylka, iyo macluumaadka xiriirka
  • Akoonka iyo macluumaadka xayeysiisyada
  • Xogta isticmaalka si aan adeegyadayada u horumarino

Sida Aan Macluumaadkaaga U Isticmaalno

  • Si aanu barnaamijka u fududayno oo u horumarino
  • Si aan kuula xiriirno
  • Si aan amaanka u dhowrno oo aan khiyaanada ka hortagno

Wadaagga Xogta

Xogtaada shakhsiga ah kama iibin doono dhinacyo sadexaad.

Amaanka

Waxaan isticmaalnaa nidaam casri ah sida kuwa sharikada waawayn si aan xogtaada u ilaalino.

Xiriir

Haddaad su'aalo ka qabtid siyaasada ama nidaamka SAHAL, waxaad nagala soo xiriir kartaa cinwaanada hoos kuqoran.

Markaad isticmaasho Sahal, waxaad ogolaanaysaa Xeerkan Asturnaanta.